Axmed Madoobe oo la kulmay ku xigeenka Wakiil Qaramada Midoobe ee Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa hoyga uu Magaalada Muqdisho ka dagan yahay kulan kula qaatay ku xigeenka ahna ku simaha Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Anita Kiki Gbeho, kulanka ayaa lagaga hadlay xaalada guud ee dalka iyo tageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here