4 Xirfad oo ku suurtagalinayo ina noloshaada hormarisid

Sanadkaan 2022 waxaa jiro dad badan oo interneetka ka sameeyo lacago badan oo ay ku mareyaan naftooda iyo mida dadka ehelkooda, hadaba adiga internet-ka isku day inaa lacag ka sameesid adigoo baranayo xirfadaha hoos aan kugula wadaagi doono.

  1. Dropshiping waxaa macquul ah in aadan garaneenin waxa laga wado dropshiping micnaha waxaa loola jeeda alaab aadan haynin islamarkaana taalo suuq online ah ayaa gadaysaa, tusaale webside-ka aliexpress ayaa waxaa kaso qadanaysaa alaab raqiis ah waxaana ku xayeeysiinaysaa webside kaga ka dibna qof marku gato adigana lacag ayaa ka faa’daysaa.
  2. Freelancer waa xirfadlayaal bartay graphig desing sida loo sawiro baanarka sida loo sawiro loogada iyo kaararka xafladaha ama ganacsiga ayaa waxaa u sameenaysaa dadka waxaana macmiil badan ka helaysaa websideka fiverr.com
  3. Sell your Coure tusaale waxaa baratay sida lo sameeyo video editing manta waxaa jiro shirkado badan oo doonayo in loo sameeyo video qurux badan sido kale waxaa jiro dad badan oo doonayo in laga caawiyo video islamarkaana ah youtubers marka baro xirfadaan.
  4. Youtube Channel ina sameesatid maanta waxaa jiro dad badan oo youtube-ka ka sameeyo lacag badan, sido kale waxaa samayn kartaa ina xirfadada ku iibisid channelkaga adigo so bandhigayo wax yaabaha aad taqaanid ee aad dadka u qaban kartid.

Soomaalida maanta internet-ka kama sameeyaan lacag badan halka wadamada faqiirka ah ay ka sameeyaan lacag badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here